Culumadda Puntland oo ka hadlay khilaafka Arrimaha siyaasadda (dhegayso)

Culumadda Puntland oo ka hadlay khilaafka Arrimaha siyaasadda (dhegayso)

inta baddan dalka waxaa kusoo lab laabtay Khilaafka Siyaasadeed ee soo kala dhex gala Masuuliyiinta dalka ,iyado arrintas siyaabo kala duwan uga hadleen culumadda dalka.

Qaar kamid ah Culumadda Puntland ayaa ka hadlay mooshinada dalka kuso lab laabta,iyago maanta War kaso saarahay arrimaha khilaafka.

Wariye Xasan heykal ayaa Warbixintan Boosaaso kaso diray

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com