Alle ha u Naxariisto Abwaan Abubakar Yuusuf Axmed

HomeWararka

Alle ha u Naxariisto Abwaan Abubakar Yuusuf Axmed

Alle ha u naxariistee fannaankii iyo abwaankii  caanka ahaa ee Abubakar Yuusuf Axmed Darwiish ayaa xalay ku geeriyooday tuullada Carta ee gobolka Bari

Kooxo hubaysan oo muwaadin Soomaliyeed ku dilay dalka Koonfur africa
Madaxweynayaasha Somaliland iyo Khaatumo oo Heshiis Kala Saxiixday
XULASHADA DALJIR | FAADUMO DEGGAN DAAHIR | BOSAASO 10-JULY-2022

Alle ha u naxariistee fannaankii iyo abwaankii  caanka ahaa ee Abubakar Yuusuf Axmed Darwiish ayaa xalay ku geeriyooday tuullada Carta ee gobolka Bari. Abwaanka ayaa tirsanaa kooxda Waaberi Puntland tan iyo aasaaskeedii,wuxuuna waayahaan ku sugnaa magaalada Muqdisho isaga oo ku biiray kooxda Badda Cas. Abwaanku waxa uu u geeriyooday xanuun muddooyinkii dambe hayey, sida uu Radio Daljir u sheegay Axmed Maxamed Xasan Jiimi oo ay saaxiibo dhow ahaayeen marxuumka.

Axmed  Xuseen Cabdulqaadir (Axmed Sheekeeye ) ayaa warbixintan ka diyaariyey taariikh-nololeedka Abwaan Abubakar Yuusuf Axmed.

Hoos ka dhegayso

 

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: