Kooxo hubaysan oo muwaadin Soomaliyeed ku dilay dalka Koonfur africa

HomeWararka

Kooxo hubaysan oo muwaadin Soomaliyeed ku dilay dalka Koonfur africa

Kooxo Burcad ah oo Koonfur Afrikan ah ayaa Gudaha dalkaas ku dilay Muwaadin Soomaaliyeed oo kamid ahaa dadka Ganacsiga u tegay dalkaas, kooxdii dilka

Dowladda Federaalka oo baaraysa sababta maxaabis xabsi kujira ay ku heleen Hub
Madaxweyne farmaajo oo booqday dhawacyadi Weraarkii Muqdisho (Daawo)
Madaxweyne Deni oo kormeer ku tagay Isbitaalka guud ee Gaalkacyo (daawo)

Kooxo Burcad ah oo Koonfur Afrikan ah ayaa Gudaha dalkaas ku dilay Muwaadin Soomaaliyeed oo kamid ahaa dadka Ganacsiga u tegay dalkaas, kooxdii dilka geysatay ayaa goobta ka baxsatay.

Muwaadinka Soomaaliyeed oo Mahaciisa lagu soo gaabiyay Cabduqaadir, ayaa sida la sheegay Kooxdan Burcadka ah waxay dhowr xabadood kaga dhufteen qeybta Sare ee jirkiisa xilli uu ku sugnaa Deegaanka Durbanville oo hoos tago Magaalada Cape Town ee Koonfur Afrika.

Mid kamid ah dadka Soomaaliyeed ee ku nool dalka Koonfur Afrika ayaa sheegay in Kooxaha Burcadda ah ay horay u sii qaateen Agabkii Marxuumka u yaallay Goobtiisa Ganacsiga.

Ciidamada Booliska Koonfur Afrika, ayaa dilka ka dib tagay halka dilka uu ka dhacay, haseyeshee ku guuleysan inay qabtaan Burcadda dilka gyestay, waxaana dilkaan uu kusoonaadayaa xilli todobaadkii hore dalka Koonfur Afrika lagu dilay 6 Muwaadin oo Soomaali ah.

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: