Guddoomiyaha gobalka Bari oo degmadda Ufayn ka daahfuray imtaxanaadka Shaahadiga ah (Sawiro)

HomeWararka

Guddoomiyaha gobalka Bari oo degmadda Ufayn ka daahfuray imtaxanaadka Shaahadiga ah (Sawiro)

Guddoomiyaha Gobolka Bari Mudane Cabdisamad Yuusuf Maxamed Abwaan ayaa maanta degmada Ufeyn ka daah-furay Imtixaanka Shahaadiga ah ee Puntland. Gud

Awdal, the sacrificial lamb, and the Devil’s bargain between IOG of Djibouti and Habar Awal clansmen of Somaliland
BARNAAMIJKA DHACDOOYINKA LAYAABKA DUNIDA | Xuseen Cabdi (Madar) & Nimco Maxamed
Muqdisho: Ardayda ayaa dhibaato waxaa ku haya isticmaalka xashiishad cusub (Taabuu)

Guddoomiyaha Gobolka Bari Mudane Cabdisamad Yuusuf Maxamed Abwaan ayaa maanta degmada Ufeyn ka daah-furay Imtixaanka Shahaadiga ah ee Puntland.

Gudoomiye Cabdisamad Abwaan, oo ka hadlay munaasabadda lagu daah-furayay Imtixaanka ayaa Ardayda u rajeeyay in uu Alle u fududeeyo Imtixaanka isagoona kula dar-daarmay Ardayda in ay natiijo wanaagsan kasoo hoyaan Imtixaanka.

Sidoo kale Guddoomiyaha ayaa Ardayda waxa u balan qaaday in labada Ardey ee Imtixaanka u sareeya u ka bixin doona Dugsiga Sare Iyo Jaamacada.

Guddoomiyaha ayaa daah-furka Imtixaanka waxa kala qeyb galay Taliyaha Qeybta Booliska Gobolka Bari, Guddoomiye ku-xigeenka Degmada Ufeyn Guddoomiye ku-xigeenka Rugta Ganacsiga Puntland, Guddoomiye ku-xigeenka Degmada Bosaaso, Maamulka Waxbarashada Degmada Ufeyn, Iyo Aqoon yahanka Degmada.

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: