Al-shabaab oo la wareegay deegaanka Daynuunaay ee duleedka Baydhabo

HomeWararka

Al-shabaab oo la wareegay deegaanka Daynuunaay ee duleedka Baydhabo

Ururka Al-shabaab ayaa la wareegay deegaanka Daynuunaay ee gobolka Baay, kadib weerar ay ku qaadeen subaxnadii hore ee maanta. Weerarka ayaa la she

Xildhibaanada Puntland oo Ansixiyey Xeerka Shaqaalaha Rayidka ah ee Puntland (dhegayso)
DAREEN 30aad: Abaarta SIMA iyo Saamaynteeda (dhegayso)
SAHANKA DALJIR & SOOYAALKA DEGMADA DOOLOW EE GOBOLKA GEDO

Ururka Al-shabaab ayaa la wareegay deegaanka Daynuunaay ee gobolka Baay, kadib weerar ay ku qaadeen subaxnadii hore ee maanta.

Weerarka ayaa la sheegay in loo adeegsaday madaafiic kale duwan, waxaana horay u joogay ciidamo katirsan maamulka Koonfur Galbeed Soomaaliya iyo dowladda dhexe, kuwaasi oo sameeyey iska caabin xoogan.

Rasaasta dhinacyadu ay iswaydaarsanayeen ayaa laga maqlayay magaalada Baydhabo.

Daynuunaay ayaa 25km dhanka Bari ka xigta magaalada Baydhabo ee xarunta gobolka Baay, waxaana ay isku xirtaa magaalooyinka Buurhakaba iyo Baydhabo.

 

 

COMMENTS

WORDPRESS: 1
DISQUS: