Ajandaha kulanka baarlamaanka ee maanta (Akhriso)

HomeWararka

Ajandaha kulanka baarlamaanka ee maanta (Akhriso)

Xildhibaannada Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta lagu wadaa in ay kulan ku yeeshaan Magaalada Muqdisho .

Barnaamijka Ciyaaraha ee Sports News iyo Cabdiraxman Yemani (dhegayso)
Ciidamo kamid ah militariga oo ka baxay oo deegaamo ka mid ah Shabeelada dhexe
Shacabkii ka qaxay degaanka Tukaraq oo xalad adag haysto (dhegayso)

Xildhibaannada Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta lagu wadaa in ay kulan ku yeeshaan Magaalada Muqdisho .

Kulanka Maanta ay Golaha Shacabku yeelanayaan ayuu Ajendahiisu yahay Akhrinta Saddaxaad ee ku noqoshada Miisaaniyadda Dalka 2019.

Xildhibaanada golaha Shacabka ee Baarlamaanka Soomaaliya ayaa dardar gelinaya howlaha muhiim ah ee horyaala si loo gaaro dowladnimo dhammeystiran.

Diiwaanka wararka.

Radio Daljir.

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: