Ahmiyadda shirka Shiinaha iyo Afrika ee Beijing (dhegayso)

Ahmiyadda shirka Shiinaha iyo Afrika ee Beijing (dhegayso)

Magaaalada Bejing ee wadanka China waxaa ka furmaya shirka waddamada Afrika iyo waddanka Shiinaha maalinta berri ah, waxaaana Soomaaliya uga qeyb galaya Madaxweyne Maxamed Cabdullaahi Farmmaajo iyo wafti uu hoggaaminayo.

Shirkan ayaa diiradda lagu saarayaa kobcinta maalgashiga Shiinaha iyo Qaaradda Afrika.
Muuse Cali Jaamac ayaa arrimahaasi ka faalloonaya.

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com