Ahmiyad intee la eg ayay bulshada ugu fadhidaa dhismaha wadada Caluula iyo Kallabayr ee gobolada Bari iyo Gardafu ee Puntland (dhageyso)

Ahmiyad intee la eg ayay bulshada ugu fadhidaa dhismaha wadada Caluula iyo Kallabayr ee gobolada Bari iyo Gardafu ee Puntland (dhageyso)

Waxaa muddooyinkii ugu dambeeyey kasocday gobolka Bari dadaal lagu dhisayo wadada isku xirta Caluula iyo Kalabyr oo iminka raf ah, gaadiidkana ay ku qaadato waqti badan inuu ku sufro iyadoo dhererka wadadaasi ay tahay 650 KM.
Barnaamijkan oo ah mid isku tashi ah ayaa waxaa siwayn uga dhex muuqda bulshooyinka deegaamada Qandala, Ufayn, Caluula, iyo Bosaso, hadaba dhismaha wadadan ahmiyad noocee ah ayay u leedahay bulshada Puntland, waxaan su’aalahaasi iyo kuwa kalle aan waydiinay Prof Maxamed Xareed Cali , wariyaheena Maxamud Cabdi Ibrahim ayuuna uga waramay.
http://zeno-devlab.s3.amazonaws.com/media/47591/5a8bf6f8010100e8cbc0a472/Prof+Maxamed+Xareed+Cali+waraysi+sax.mp3

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 2
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com