HomeUncategorized

Agaasimihii idaacadda Shabeele oo caawa dablay hubaysani Moqdisho ay ku dileen.

Caption ...

M/weyne Shariif oo maanta lagu wado in uu khudbad ka jeediyo golaha QM.
DHEGEYSO-Xafiiska xuquuqda aadanaha Puntland oo si kulul uga hadlay dagaalka Galkacyo.
DHEGEYSO-Barnaamijkii Saaka iyo Dunida iyo Khadar Cawl.

Moqdisho, Janu, 28 ? Waxaa caawa fiidkii magaalada Moqdisho lagu dilay agaasimihii idaacadda Shabeelle Xassan Cismaan Cabdi ?Fantastic\’.

Wararka ayaa intaasi ku daraya in dilka marxuun agaasime Xassan ?Fantastic? uu ka dhacay degmada Wadajir xilli uu u socday guri uu degmadaasi ka dagan-yahay.

Dilka marxuun ?Fantastic? ayaa waxaa ka dambeeyay 2 nin oo ku hubaysan bistoolado, waxaa arrintaan ay daba-socotaa dil bishii decembar dabayaaqadii 2011 loogu geestay agaasimihii TV-ga Horn Caple mudane C/salaan Ibraahim Xiis.

Diiwaanka Wararka
Daljir Garowe.

Daljir.com

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: