DHEGEYSO-Xafiiska xuquuqda aadanaha Puntland oo si kulul uga hadlay dagaalka Galkacyo.

Garoowe, Nov 07 2016-Xafiiska madaxa banaan ee xuquuqul insaanka Puntland oo war kasoo saaray colaada magaalada Galkacyo ee xarunta gobolka Mudug ayaa sheegay in dagaalkaasi ay kudhinteen kudhowaad 70 ruux oo rayid ah mudadii uu socdey.

Maxamed Yuusuf Cali gudoomiyaha xafiiska madaxa banaan ee xuquuqda aadanaha Puntland, oo warbaaahinta maanta lahadlay ayaa sheegay inay baarayaan qaabka ay u dhinteen dadkaasi shacabka ah iyo haddii ay dheceen falal ka baxsan xuquuqda aadanaha.

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com