Afhayeenka Issimdda Puntland oo ka hadlay dulaanka somaliland (dhegayso|daawo)

Afhayeenka Issimdda Puntland oo ka hadlay dulaanka somaliland (dhegayso|daawo)

Garaad Cabdulaahi Cali Ciid Afhayeenka Issimadda Puntland oo waraysi gaar ah sinayeey radio daljir ayaa ka hadlay dulaanka Somaliland ee Gobalka Sanaag.

Wuxuu sheegay in loo bahanyahay in dowadda Puntland jawaab kulul siiso Somaliland oo uu sheegay inay dulaan kusoo qaaday shacabka Puntland.


FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com