Saraakisha Puntland oo dalbaday inay dowladu cadayso jogitaanka Caare ee Puntland (dhegayso|Daawo)

Saraakisha Puntland oo dalbaday inay dowladu cadayso jogitaanka Caare ee Puntland (dhegayso|Daawo)

Col. Cabdiwaaxid Maxamuud Xasan oo kamid ah saraakisha Puntland dalka dibadiisana ku sugan ayaa ka dalbaday Dowladda Puntland inay cadayso joogitaankiisa Puntland Col. Caare iyo wuxu damacsanyahay.

Sido kale wuxuu ka hadlay dulaanka Somaliland ee gobalka Sanaag,isago sheegay in dalka dibadisa gaar ahaan dalka maraykanka oo uu joogo uu kasocdo lacag loo aruurinayo ciidamadda Puntland si somaliland looga saaro dhulka Puntland.

Hoos kadaawo.

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com