Abwaanad Xaliima Cabdi Warsame oo buraanbur ka tirisay munaasabadda xuska 26-ka June & 1-da July.

Abwaanad Xaliima Cabdi Warsame oo buraanbur ka tirisay munaasabadda xuska 26-ka June & 1-da July. Abwaanabada oo sheegtay in ay buraanbur ka tirisay habeenkii la taagay calanka Somaliya ayaa maanso ku cabirtay dareenkeeda wadanimo ee qaayaha qaranimada Somaliya.

Diiwaanka Wararka,
Idaacada Daljir.

Daljir.com

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0