Abaar iyo Biyo la’aan laga soo sheegayo deegaano katirsan gobolka Mudug (dhegayso)

Abaar iyo Biyo la’aan laga soo sheegayo deegaano katirsan gobolka Mudug (dhegayso)

Gudoomiyaha deegaanka Salax ee degmada Jariiban Cabdiraxmaan Axmed Yuusuf oo waraysi gaar ah siiyay Radio Daljir ayaa nooga waramay xaalada abaarta iyo biyo la’aanta ka jirta deegaanka Salax.

“Dad iyo Duunyaba waa la jilicsan yahay jiilaalkiina waa uu dheeraaday dowladda Puntland iyo Hay’adaha caalamiga ah waxaan ugu baaqaynaa in ay dadka usoo gurmadaan ayuu yiri guddoomiyaha deegaanka Salax ee degmada Jariiban”

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com