Aadan Madoobe oo Safiirka dalka Imaaraatka Carabta Tacsi ugu tegay

HomeWararka

Aadan Madoobe oo Safiirka dalka Imaaraatka Carabta Tacsi ugu tegay

Guddoomiyaha Golaha Shacabka Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) oo xalay booqday Safaraadda D

Dugsiga Sare ee Maxamed Cawaale Liibaan, Bossaso waa Horyaalka TARTAN & TACLIIN
Maxkamada Ciidamada Qalabka sida ee DFS oo xukun ku riday ragii loo heystay dilkii Guddoomiyihii degmada Hodan (daawo)
369 Arday oo deeq waxbarasho ka helay Jaamacadaha Puntland iyo dalka dibadiisa (dhegayso)

Guddoomiyaha Golaha Shacabka Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) oo xalay booqday Safaraadda Dwladda Imaaraatka Carabta ee Muqdisho ayaa kulan tacsiyeyn ah la qaatay Amb. Axmed Jumca Al-Rumeysi.

Guddoomiye Sheekh Aadan Madoobe ayaa Danjiraha Dalka Imaaraadka uga tacsiyadeeyay saraakiishii ku geeriyootay weerarkii argagixisanimo ee Xerada Gen. Gordan kuwaas oo dalkeenna u joogay ineey gacan ka geystaan dib u dhiska Ciidamada Qalabka-sida, waxaana uu Guddoomiyaha uga mahadceliyay dowlada iyo shacabka aan walaalaha nahay garab istaagooda walaalnimo.

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: