369 Arday oo deeq waxbarasho ka helay Jaamacadaha Puntland iyo dalka dibadiisa   (dhegayso)

HomeWararka

369 Arday oo deeq waxbarasho ka helay Jaamacadaha Puntland iyo dalka dibadiisa (dhegayso)

Wasiirka wasaarada waxbarasahada iyo tacliinta sare ee Puntland Cabdilaahi Maxamed Xasan ayaa shirkii golaha wasiirada ee Puntland waxa uu ka sheegay

Xuska Maalinta Haweenka, Daljir & Kulanka Haweenka Galmudug (sawirro)
Barlamaanka Puntland oo Dood Kulul ka yeeshay Amaanka Xuduudaha Puntland & Faragalinta Somaliland (dhegayso)
Xulashada Daljir | Hodan Cabdirisaaq | Daljir Garoowe

Wasiirka wasaarada waxbarasahada iyo tacliinta sare ee Puntland Cabdilaahi Maxamed Xasan ayaa shirkii golaha wasiirada ee Puntland waxa uu ka sheegay in 369 arday oo sanakan dhamaystay wabarashada sare ay deeq wax barasho uga heshay wasaarada jaamacado kuyaala dalka gudihiisa iyo dibadaba .

wadamada deeqda waxbarasho ay ka heleen ardayda Puntland waxaa kamid ah.
1- Shiinaha 2-Suudaan 3-Masar 4 -Itoobiya.

90 kamid ah ardaydan ayaa jaamacadaha gudaha si bilaasha waxa uga baran doon,halka inta kalena ay wasaarada udirtay dalka dibadiisa.

Wasiirka ayaa sheegay in mashruuca Waxbarashada waa iftiin wajigiisa saddaxaad laga hir galin doono 9ka gobol ee Puntland 12 Dugsi Hoose Dhexe, Afar Dugsi Sare, 50 Dugsi Hoose Dhexe oo ay wasaaradu ku samayn doonto dayactir iyo dhismayaal, waxaana sidookalena tababar la siin doono ilaa iyo 190 Macalin.

Dhegayso.

Diiwaanka wararka.
Radio Daljir.

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: