HomeUncategorized

Sawirro-Burundi oo ciidamo horleh usoo dirtay dalka Soomaaliya.

Muqdisho, July 21 2016--Wadanka Burundi ayaa maanta garoonka diyaaradaha ee Muqdisho kasoo dejiyey cutubyo katirsan ciidanka dalkaasi, kuwaasi oo loogu tala galay in ay badal u noqdaan ciidamo kale oo dalkooda dib ugu laabanaya.

Beesha Direed oo shaacisay in ay ku biirtay Puntland; xaflad soo dhawayn ah oo tallaabadan lagu maamuusay.
Wasiirka warfaafinta Puntland oo aan ka waraysanay safarka M/weyne Faroole ee Adis Ababa, Ethiopia.
DHAGAYSO:Barnaamijkii Saaka iyo Dunida_Arbaco_09

Muqdisho, July 21 2016–Wadanka Burundi ayaa maanta garoonka diyaaradaha ee Muqdisho kasoo dejiyey cutubyo katirsan ciidanka dalkaasi, kuwaasi oo loogu tala galay in ay badal u noqdaan ciidamo kale oo dalkooda dib ugu laabanaya.

 

Major John Manirakiza, oo kamid ah saraakiisha ciidamada AMISOM gaar ahaan kuwa Burundi ayaa sheegay in ciidankan cusub ka rajeenayaan in wax qabad muuqda la yimaadaan ayna halkooda kasii wadaan taageerida Nabada Soomaaliya.

Daljir.com

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: