DHEGEYSO-Kaalinta Saddexaad ee tartan iyo tacliin oo lagu kala baxay.

Boosaaso, July 21 2016–Dugsiga sare ee Negeeye Kala Bayr ee gobolka Nugaal ayaa kaalinta saddexaad ka galay barnaamijka tartan iyo tacliin oo ay ku hardamaan sanad walba dugsiyada sare ee Puntland, waxaana dhowaan laqabanayaa finalka.

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com