Sawirro-Burundi oo ciidamo horleh usoo dirtay dalka Soomaaliya.

Muqdisho, July 21 2016–Wadanka Burundi ayaa maanta garoonka diyaaradaha ee Muqdisho kasoo dejiyey cutubyo katirsan ciidanka dalkaasi, kuwaasi oo loogu tala galay in ay badal u noqdaan ciidamo kale oo dalkooda dib ugu laabanaya.

 

Major John Manirakiza, oo kamid ah saraakiisha ciidamada AMISOM gaar ahaan kuwa Burundi ayaa sheegay in ciidankan cusub ka rajeenayaan in wax qabad muuqda la yimaadaan ayna halkooda kasii wadaan taageerida Nabada Soomaaliya.

Daljir.com

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com