Iskuulada iyo Jaamacadaha Bosaaso oo maanta lafuray (dhegayso)

HomeWararka

Iskuulada iyo Jaamacadaha Bosaaso oo maanta lafuray (dhegayso)

Magaalada Bosaaso waxaa dib ufurmay goobihii waxbarashada oo xirnaa labadii maalmood ee la soo dhaafay maadaama qaybo kamd ah xaafadaha magaalada ay i

Col. Caarre “Dagaalka Somaliland waxaan ku gubnay sadex gaari” (dhegayso)
Weriye Axmed Cali Kilwe: “Sharcidarro ayaan ku Xirnaa Facebook-na Faafreeb Maleh” (dhegayso)
Madaxweynaha Soomaaliya oo u Safraya Uganda

Magaalada Bosaaso waxaa dib ufurmay goobihii waxbarashada oo xirnaa labadii maalmood ee la soo dhaafay maadaama qaybo kamd ah xaafadaha magaalada ay isku hor fadhiyaan ciidamada dowladda iyo malayshiyadii magaalada soo gashay oo maanta lagu guulaystay in laga saaro.

waxaan cabsi xoogan ay soo wajahday waalidiinta ardayda wax ka barata iskuuladii xirna intii ay xiisadu taagneyd.

Xasan Maxamuud Shire waaa maamulka Dugsiga Hoose Dhexe ee Daarul-Qaahira waxa uu ka Daljir usheegay saameebta ay xirnaanshaha iskuulada ku yeelatay.

wariye Xasan Heykal ayuu uwaramay.

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: