Dhul Gariir ay Dad ku dhinteen oo ka dhacay dalka Iraan

HomeWararka

Dhul Gariir ay Dad ku dhinteen oo ka dhacay dalka Iraan

Ugu yaran shan qof ayaa ku geeriyootay. halka ay ku dhaawacmeen 120 qof, kadib dhul gariir ka dhacay dalka Iran maanta oo Jimce ah Dhulka gariirka

Dhamme cRaxmaan Afweyne: “Awoodda Buuhoodle waa Tan aan Gacanta ku Hayno ee Madfaca iyo Taangiga Leh”
Wararkii ugu dambeeyay xaaladda Galmudug iyo RW Kheyre oo ku wajahan Cadaado
Dowladda Federaalka Soomaaliya oo AMISOM kala wareegtay Garoonka Qaranka ee Ciyaaraha (Sawiro)

Ugu yaran shan qof ayaa ku geeriyootay. halka ay ku dhaawacmeen 120 qof, kadib dhul gariir ka dhacay dalka Iran maanta oo Jimce ah

Dhulka gariirka ayaa cabirkiisa lagu sheegay 5.9-magnitude, waxa uuna ka dhacay Waqooyi-Galbeed ee Iran

Dadka waxaa dhaawacay saxafyada sare ee guryaha, xarumaha caafimaadka ayaa la geeyey, si loola tacaallo caafimaadkooda, ayuu yiri mid ka mid ah dadkii ku howlanaa samata bixinta dadka xili uu la hadlay Tv-ga dowladda

Sanadkii 2017, ayey ahayd markii dhul gariir xoogan oo cabirkiisu ahaa 7.3 uu ku dhuftay gobolka Kermanshah ee dalka Iran, dhul gariirkaasi oo ay ku dhinteen 600 qof .

Diiwaanka wararka.
Radio Daljir.

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: