Bannaanbaxayaal barakacayaasha Qoloji oo xabsiga loo taxaabay

HomeWararkaDowladda Deegaanka Soomaalida

Bannaanbaxayaal barakacayaasha Qoloji oo xabsiga loo taxaabay

Barakacayaasha ku silicsan xerada qaxootiga ee QOLOJI ayaa maanta ku bannaanbaxay Madaxtooyada Dowlad Deegaanka Soomaalida (DDS) ee Jigjiga ayaga oo k

Dhacdooyinkii ugu danbeeyey ee Dowlad Deegaanka Soomaalida (DDS)
Madaxweynaha degaanka Oromadda oo gaaray Jigjiga (Sawiro)
Itoobiya oo diiday in doorasho lagu qabto qeybo kamid ah DDS iyo Shacabka oo dibadbax dhigay (daawo)

Barakacayaasha ku silicsan xerada qaxootiga ee QOLOJI ayaa maanta ku bannaanbaxay Madaxtooyada Dowlad Deegaanka Soomaalida (DDS) ee Jigjiga ayaga oo ka cabanaya nololxumada ka taagan xerada Qoloji.

Barakacayaasha oo ku dhawaaqaya “dowladdu wax ha noo qabato” kuna bannaanbaxaya aagga madaxtooyada ayaa isla markiiba loo taxaabay xabsiga gobolka Faafan, xaruntiisa Jigjiga, oo ay illaa iyo hadda ku xiranyihiin.

Bannaanbaxayaasha maanta ayaa badankoodu ka soo barakacay deegaanada JAFIBAADI, GODANE iyo KONTOMA iyo tuulooyin kale oo hoosyimaada degmada Tuli Guuleed

Diiwaanka wararka

Radio Daljir

Jigjiga

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: 0