Aqoonyahan Cabdisalaan daahir Xaashi oo fariin u diray Shacabka & Madaxda Puntland (dhegayso)

HomeWararka

Aqoonyahan Cabdisalaan daahir Xaashi oo fariin u diray Shacabka & Madaxda Puntland (dhegayso)

Aqoonyahan Cabdisalaan daahir Xaashi oo kamid ah aqoonyahada Puntland ka soo jeeda ee ku nool dalka Bulgimka oo Waraysi gaar ah siyeey Warbaahinta dal

Ururka Daalibaan iyo dhinacyada siyaasadda iyo bulshada Afgaanistaan oo kulmaya
Maxkamadda Darajada 1aad Garoowe oo Fasaxday 14 Eedaysane Alshabaab Lagu Tuhunsanaa (dhegayso)
Mid kamid ah Beelaha daga gobalka Cayn oo ka horyimid golaha degaanka degmadaas (dhegayso)

Aqoonyahan Cabdisalaan daahir Xaashi oo kamid ah aqoonyahada Puntland ka soo jeeda ee ku nool dalka Bulgimka oo Waraysi gaar ah siyeey Warbaahinta daljir ayaa ka hadlay iskuduubnida shacabka iyo Dowladda Puntland.

Cabdisalaan ayaa ka hadlay xili robaadka iyo sidii isugu dubnaan lahayeen shacabka iyo dowladda iyo inay Puntland samayso biyo xireeno si uusan khasaare uga dhalan xili robaadka.

Wariye Hodan Sulub diini oo ku sugnan Xarunta Daljir ee Gaalkacyo ayuu u waramay.

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: