Afgooye oo guddoomiye cusub lo maagacabay

HomeWararka

Afgooye oo guddoomiye cusub lo maagacabay

Wasiirka Wasaaradda arimaha gudaha dowladaha Hoose iyo dib u heshiisiinta dowlad goboleedka Koonfur Galbeed Mudane Mohamed Abukar Cabdi ayaa Guddoomiyaha Cusub ee degmada Afgooye u magacaabey Mudane Ibraahim Cumar Qaasim (Carab)halka Xog-hayaha degmada loo magacaabey Mudane Maxamed Cali Cadow. Sidoo kale wasiirka Wuxuu xilkii ka qaaday guddoomiyihii hore ee Degmada Afgooye iyo xog-hayihii.

Garowe oo lagu qabtay Munaasabad looga hadlayaay Cudurka HIV (dhegayso)
Baran oo Roobaysan Gacan-iyo-gaari-waa! (dhegayso)
Barnaamijka Ciyaaraha ee Sports News iyo Cabdiraxman Yemani (dhegayso)

Wasiirka Wasaaradda arimaha gudaha dowladaha Hoose iyo dib u heshiisiinta dowlad goboleedka Koonfur Galbeed Mudane Mohamed Abukar Cabdi ayaa Guddoomiyaha Cusub ee degmada Afgooye u magacaabey Mudane Ibraahim Cumar Qaasim (Carab)halka Xog-hayaha degmada loo magacaabey Mudane Maxamed Cali Cadow.

Sidoo kale wasiirka Wuxuu xilkii ka qaaday guddoomiyihii hore ee Degmada Afgooye iyo xog-hayihii.

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: