Gaalkacyo oo laga daahfuray ololaha gurmadka shacabka Baladweyne (dhegayso)

HomeWararka

Gaalkacyo oo laga daahfuray ololaha gurmadka shacabka Baladweyne (dhegayso)

Maamulka gobolka Mudug ayaa maanta magaalada Gaalkacyo ka daahfuray ololaha gurmadka shacabka reer Baladweyne ee waxyeeladu kasoo gaartay fatahada wabiga Dhabeelle. dhalinyarada gobolka Mudug oo iskood isku xilqaamay  ayaa  xaafadaha magaalada Gaalkacyo ka bilaabay dhaqaale uruurin. wariyaha Daljir ee Gaalkacyo Cabdinaasir Dhegayso.

Shan Qof oo loo Xiray Weraarkii Hoteel DusitD2 Nairobi
Madaxweyne Uhuru Kenyatta oo soo saarey go’aano kale oo looga hortagayo COVID 19
Wasaaradda Arrimaha Guddaha DFS oo Shir kusoo gabagabaysay Muqdisho (dhegayso)

Maamulka gobolka Mudug ayaa maanta magaalada Gaalkacyo ka daahfuray ololaha gurmadka shacabka reer Baladweyne ee waxyeeladu kasoo gaartay fatahada wabiga Dhabeelle.

dhalinyarada gobolka Mudug oo iskood isku xilqaamay  ayaa  xaafadaha magaalada Gaalkacyo ka bilaabay dhaqaale uruurin.

wariyaha Daljir ee Gaalkacyo Cabdinaasir

Dhegayso.

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: