Gaalkacyo oo laga daahfuray ololaha gurmadka shacabka Baladweyne (dhegayso)

Gaalkacyo oo laga daahfuray ololaha gurmadka shacabka Baladweyne (dhegayso)

Maamulka gobolka Mudug ayaa maanta magaalada Gaalkacyo ka daahfuray ololaha gurmadka shacabka reer Baladweyne ee waxyeeladu kasoo gaartay fatahada wabiga Dhabeelle.

dhalinyarada gobolka Mudug oo iskood isku xilqaamay  ayaa  xaafadaha magaalada Gaalkacyo ka bilaabay dhaqaale uruurin.

wariyaha Daljir ee Gaalkacyo Cabdinaasir

Dhegayso.

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com