Maxaad ku xusuusataa 21-kii October oo ku beegan maanta oo kale? (dhegayso)

Maxaad ku xusuusataa 21-kii October oo ku beegan maanta oo kale? (dhegayso)

Muddo 30 sano ah, maanta oo kale Somalia waxaa laga xusi jiray munaasabadda 21-ka October, oo dowladdii Maxamed Siyad Barre ay ugu yeeri jirtay Curashada Kacaanka Barakeysan.

hadaba maxaa lagu xasuutaa kacaankaasi oo uu katagay? Su’aalahaas iyo kuwo kale waxa ay Daljir hor dhigtay Maxamed Faarax Ciise Gaashaan Wasiir dowlihii hore ee maamul wanaaga Puntland.

wariye Xaawo Axmed ayuu uwaramay.

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com