Dowladda oo Hobyo hub uga dejisay Taliska Xoogga Dalka Q21aad

HomeWararka

Dowladda oo Hobyo hub uga dejisay Taliska Xoogga Dalka Q21aad

Wararka ay idaacada Daljir ay ka helayso degmada Hobyo ee gobolka Mudug ayaa waxaa ay sheegayaan in saacadihii la soo dhaafay Dowladda Federaalka Soom

Warka Fiidnimo iyo Maxamuud Cabdi Ibraahim, Daljir Boosaaso (dhegayso)
DFS oo sheegtay inuu soo hagaagayo xiriirka kala dhexeeya Kenya
Caawa iyo Tartan & Tacliin: Jariiban Sare fkf Axmed Ganey Sare iyo waliba …

Wararka ay idaacada Daljir ay ka helayso degmada Hobyo ee gobolka Mudug ayaa waxaa ay sheegayaan in saacadihii la soo dhaafay Dowladda Federaalka Soomaaliya halkaas ay ka dejisay hub iyo saanad ciidan.

Goobjoogayaal ayaa noo xaqiijiyay in hubkan lagu soo daadgureeyay donyo nooca dheereeya ah.

Saraakiil ka tirsan ciidamada dowladda ayaa sheegay in hubkan loogu talagalay Taliska Xoogga Dalka Q21aad ee ku sugan deegaanada Galmudug si ay u xoojiyaan dagaalka ka dhanka ah argagixisada Al-Shabaab.

Diiwaanka warka

Radio Daljir

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: 0