Dowladda oo Hobyo hub uga dejisay Taliska Xoogga Dalka Q21aad

Dowladda oo Hobyo hub uga dejisay Taliska Xoogga Dalka Q21aad

Wararka ay idaacada Daljir ay ka helayso degmada Hobyo ee gobolka Mudug ayaa waxaa ay sheegayaan in saacadihii la soo dhaafay Dowladda Federaalka Soomaaliya halkaas ay ka dejisay hub iyo saanad ciidan.

Goobjoogayaal ayaa noo xaqiijiyay in hubkan lagu soo daadgureeyay donyo nooca dheereeya ah.

Saraakiil ka tirsan ciidamada dowladda ayaa sheegay in hubkan loogu talagalay Taliska Xoogga Dalka Q21aad ee ku sugan deegaanada Galmudug si ay u xoojiyaan dagaalka ka dhanka ah argagixisada Al-Shabaab.

Diiwaanka warka

Radio Daljir

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com