Hay’adda lacagta aduunka ee IMF oo taageertay qorshaha deyn cafinta Soomaaliya

HomeWararka

Hay’adda lacagta aduunka ee IMF oo taageertay qorshaha deyn cafinta Soomaaliya

Agaasimaha maamulka hay"adda lacagta aduunka IMF Mrs Kristalina Georgieva oo Washington kulan kula qaadatay Ran'iisul wasaaraha dalka mudane Xasan Cal

Aaska Qaran ee Marxuum Gen Carays oo aan loo kala harin (daawo)
Midowga Musharaxiinta oo maanta cadeeyay Mowqifkooda Doorashada (daawo)
Madaxwaynaha Puntland oo ka ambabaxay Garoowe iyo xildhibaanada

Agaasimaha maamulka hay”adda lacagta aduunka IMF Mrs Kristalina Georgieva oo Washington kulan kula qaadatay Ran’iisul wasaaraha dalka mudane Xasan Cali Khayre ayaa Ku dhawaaqday in si buuxda ay u taageersan tahay dadaallada loogu jiro in Soomaaliya laga cafiyo deymaha lagu leeyahay horaanta 2020.

Waxaan kulan mira dhal ah shalay kula qaatay xarunta dhexe ee IMF ra’iisul wasaare Xasan Cali Khayre oo aan ugu hambalyeeyay dhaqan galinta xooggan ee joogtada ah ee uu ku sameeyay qorshaha dib u-habeynta dhaqaalaha iyadoo ay jireen caqabado badan”ayay tiri Kristalina.

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: