Waraysi: Sidee lagu Aas-aasay warshada kaluunka ee Bareeda Fishing ? (dhegayso)

HomeWararka

Waraysi: Sidee lagu Aas-aasay warshada kaluunka ee Bareeda Fishing ? (dhegayso)

Degmada Bareeda ee gobolka Garda Fuu waxaa dhawaan laga hirgaliyay wajigii labaad ee qalajinta kaluunka iyo kaydintiisa. warshada ayaa waxaa la’aas aasay sanadkii 2016kii,waxaana ku midowday ganacsato ka soo jeeda gobolka bari. Hadaba Casayr Yuusuf Maxamuud oo ah madaxa suuqgaynta warshada kaluunka Bareeda fishing ayaa arimahaasi Daljir uga waramay.

RW Xasan Cali Khayre oo la Kulmaya Masuuliyiinta Turkiga
Ra’iisul Wasaare Ku-xigeenka DFS oo Guddoomiyay Shirka Toddobaalaha Ah ee Golaha Wasiirrada
Ururka NUSOJ oo tababar Garoowe uga furay saxafiyiin

Degmada Bareeda ee gobolka Garda Fuu waxaa dhawaan laga hirgaliyay wajigii labaad ee qalajinta kaluunka iyo kaydintiisa.

warshada ayaa waxaa la’aas aasay sanadkii 2016kii,waxaana ku midowday ganacsato ka soo jeeda gobolka bari.

Hadaba Casayr Yuusuf Maxamuud oo ah madaxa suuqgaynta warshada kaluunka Bareeda fishing ayaa arimahaasi Daljir uga waramay.

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: