Waraysi: Sidee lagu Aas-aasay warshada kaluunka ee Bareeda Fishing ? (dhegayso)

Waraysi: Sidee lagu Aas-aasay warshada kaluunka ee Bareeda Fishing ? (dhegayso)

Degmada Bareeda ee gobolka Garda Fuu waxaa dhawaan laga hirgaliyay wajigii labaad ee qalajinta kaluunka iyo kaydintiisa.

warshada ayaa waxaa la’aas aasay sanadkii 2016kii,waxaana ku midowday ganacsato ka soo jeeda gobolka bari.

Hadaba Casayr Yuusuf Maxamuud oo ah madaxa suuqgaynta warshada kaluunka Bareeda fishing ayaa arimahaasi Daljir uga waramay.

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com