Ra’iisul Wasaare Ku-xigeenka DFS oo Guddoomiyay Shirka Toddobaalaha Ah ee Golaha Wasiirrada

HomeWararka

Ra’iisul Wasaare Ku-xigeenka DFS oo Guddoomiyay Shirka Toddobaalaha Ah ee Golaha Wasiirrada

Shirki Gollohu yeesheen ayaa looga hadlay sharciga difaaca qaranka iyo siyaasadda daryeelka bulshada oo ay soo gudbiyeen wasaaradaha difaaca iyo shaqa

Xulashada Daljir & Axmed Sheekeeye, Daljir Garoowe (dhegayso)
Madaxda ku shiraya Garoowe oo laga sugayo xisaab celin dhaqaalle lasiiyay (akhriso)
Saaka & Dunida iyo Najiib Zaki, Daljir Qardho (dhegayso)

Shirki Gollohu yeesheen ayaa looga hadlay sharciga difaaca qaranka iyo siyaasadda daryeelka bulshada oo ay soo gudbiyeen wasaaradaha difaaca iyo shaqada.

Shirka ayaa sidoo kale lagu soo bandhigay warbixin ku saabsan xaaladda amniga guud ee dalka, howl-gallada laamaha amnigu ay ku baacsanayaan kooxaha nabad diidka ah iyo qorshaha dardar gelinta sugidda amniga.

Wasiiru dowlaha xafiiska Ra’iisul Wasaaraha ayaa intii uu socday shirku waxa uu golaha warbixin ka siiyay socdaal ay magaalada Xudur ee gobalka Bakool ku tageen wafdi uu hoggaaminayay guddoomiyaha baarlamaanka oo isugu jiray xubna ka tirsan xukuumadda iyo xildhibaanno ka socda labada gole.

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: