Maxaabiis Daacish ah oo ka baxsatay waqooyiga Suuriya iyo dagaalka oo sii xoogaystay ( dhegayso)

Maxaabiis Daacish ah oo ka baxsatay waqooyiga Suuriya iyo  dagaalka oo sii xoogaystay ( dhegayso)

Boqolaal ajaaniib ah oo lalaxiriirinayo kooxda Dhaaacish ayaa ka baxsaday xero ku taala waqooyiya Suuriya oo ay maamulaan kooxda Kurdiyiinta xili uu sii xoogaysayo howlgalka Turkiga uu ku qaaday xoogaga Kurdiyiinta.

dhanka kale ciidamada Suuriya ayaa gudaha ugalay Tuulooyin ku yaala waqooyi bari ee Suuriya.

Dhegayso.

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com