Ciidamada Canfarta oo maanta deegaanka Garbociise ee gobolka Sitti dad ku laayey

HomeWararkaDowladda Deegaanka Soomaalida

Ciidamada Canfarta oo maanta deegaanka Garbociise ee gobolka Sitti dad ku laayey

Ciidamada deegaanka Canfarta ayaa maanta waxa ay weerar la beegsadeen magaalada GARBOCIISE ee gobolka SITTI. Dagaalka oo ahaa mid gaadmo ah waxa ay ci

Itoobiya & Soomaalida Xilalka ay ka heshay Xukuumadda uu soo dhisay Abiy Axmed!! (Sawirro)
Masjidka Dugsiga Sare ee Jigjiga oo albaabadiisa iyo darbiyadiisa lagu xardhay calaamadda Kiristaanka
Ciidamada Bariga Harargee oo Tuli Guuleed ka bilaabay shir nabadeyn Soomaalida iyo Oromada

Ciidamada deegaanka Canfarta ayaa maanta waxa ay weerar la beegsadeen magaalada GARBOCIISE ee gobolka SITTI. Dagaalka oo ahaa mid gaadmo ah waxa ay ciidamada Canfartu ku dileen saddex qof oo shacab ah, waxaana ku dhaawacmay toddoba kale.

Xadka u dhexeeya labada deegaan ee Dowlad Deegaanka Soomaalida iyo kililka Canfarta ayaa waxaa indhawaalaba ka socday dagaalo joogto ah oo u dhexeeya labada qowmiyadood.

Diiwaanka wararka DDS

Radio Daljir JIGJIGA

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: