HomeUncategorized

(WACAAL DARAY AH) Shirkii Isimadda dhaqanka oo ka furmay magaalada Qardho.

May 24 2016 Shirka Isimadda Soomaaliyeed ayaa hadda ka furmay magaalada Qardho, waxaana jooga inta badan Odayaasha dhaqanka, iyadoo sidaas oo kalena aysan madasha wali gaarin Madaxda dawladda Puntland oo hadda ku sii jeeda.

Ciidamada dowladda KMG Soomaaliya, Itoobiya iyo Al-Shabaab oo kadhacay deegaan ka mid ah G. Bakool
DHEGEYSO-Dhaawacyada ciidanka Galmudug oo lagaarsiiyey Muqdisho.
DHEGEYSO-Mashruuc lagu dhirayno magaalada Garoowe oo la daahfuray.

Shirka Isimadda Soomaaliyeed ayaa hadda ka furmay magaalada Qardho, waxaana jooga inta badan Odayaasha dhaqanka, iyadoo sidaas oo kalena aysan madasha wali gaarin Madaxda dawladda Puntland oo hadda ku sii jeeda.

Gogoshan dhaqanka waxaa dhigey Boqorka guud ee beelaha Daarood Boqor Burhaan Boqor Muuse, waxaana ka qeybgalaya inta badan duqowda dhaqanka oo dhan.

Daljir.com

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: