(WACAAL DARAY AH) Shirkii Isimadda dhaqanka oo ka furmay magaalada Qardho.

Shirka Isimadda Soomaaliyeed ayaa hadda ka furmay magaalada Qardho, waxaana jooga inta badan Odayaasha dhaqanka, iyadoo sidaas oo kalena aysan madasha wali gaarin Madaxda dawladda Puntland oo hadda ku sii jeeda.

Gogoshan dhaqanka waxaa dhigey Boqorka guud ee beelaha Daarood Boqor Burhaan Boqor Muuse, waxaana ka qeybgalaya inta badan duqowda dhaqanka oo dhan.

Daljir.com

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com