3,000 Liyuu Booliska DDS oo maanta tababar ugu soo xirmay xerada Garabcase

HomeWararkaDowladda Deegaanka Soomaalida

3,000 Liyuu Booliska DDS oo maanta tababar ugu soo xirmay xerada Garabcase

3,000 oo ciidanka gaarka ah ee Dowlad Deegaanka Soomaalida (DDS) ee loo yaqaano Liyuu Booliska, kuna xeraysnaa xerada tababarka ciidamada ee GARABCASE ayaa maanta tababarkii u soo dhamaaday, waxa ayna ka hawlgali doonaan gobolada iyo degmooyinka Dowlad Deegaanka Soomaalida. Diiwaanka wararka DDS Radio Daljir JIGJIGA

GABOGABO | TULI GUULEED: TOGGA FAAFANEED IlLAA JIDKA BOODHLEY (daawo)
Barakacayaasha Qoloji, la’aanta xarun caafimaad iyo dhoohanaanta Jigjiga
Dhacdooyinkii ugu danbeeyey ee Dowlad Deegaanka Soomaalida (DDS)

3,000 oo ciidanka gaarka ah ee Dowlad Deegaanka Soomaalida (DDS) ee loo yaqaano Liyuu Booliska, kuna xeraysnaa xerada tababarka ciidamada ee GARABCASE ayaa maanta tababarkii u soo dhamaaday, waxa ayna ka hawlgali doonaan gobolada iyo degmooyinka Dowlad Deegaanka Soomaalida.

Diiwaanka wararka DDS

Radio Daljir JIGJIGA

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: