Dhismaha golaha degaanka Buhoodle oo meel gabagabo ah maraya (dhegayso)

HomeWararka

Dhismaha golaha degaanka Buhoodle oo meel gabagabo ah maraya (dhegayso)

Magaaladda Buhoodle Xarunta gobalka Cayn ayaa la filayaa inay dhawaan yeelato golle degaan,iyado wasiiro iyo xildhibaano ka tirsan dowladda Puntland ay ku suganyihin Magaaladdas. Gudoomiyaha Gobolka Cayn Cabdirisaaq Xaaji Xasan oo Maanta Waraysi siinayey Warbaahinta Daljir ayaa faahfaahin ka Bixiyey Dhismaha Golaha Deegaanka Buuhoodle oo meel gabagaba ah maraya.

Duqa Degmada Qardho oo Ka Hadlay Diidmada Shilling Soomaaliga (dhegayso)
Xulashada Daljir & Axmed Nadiif, Daljir Garoowe (dhegayso)
Ra’iisul wasaare Rooble oo la hadlay Wafdigii ay dowladda u dirtay Maxkamada ICJ

Magaaladda Buhoodle Xarunta gobalka Cayn ayaa la filayaa inay dhawaan yeelato golle degaan,iyado wasiiro iyo xildhibaano ka tirsan dowladda Puntland ay ku suganyihin Magaaladdas.

Gudoomiyaha Gobolka Cayn Cabdirisaaq Xaaji Xasan oo Maanta Waraysi siinayey Warbaahinta Daljir ayaa faahfaahin ka Bixiyey Dhismaha Golaha Deegaanka Buuhoodle oo meel gabagaba ah maraya.

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: