Guddoomiyaha Bandar-bayla“ Waxaan ka hor tagaynaa xaalufka Badda ”(dhegayso)

HomeWararka

Guddoomiyaha Bandar-bayla“ Waxaan ka hor tagaynaa xaalufka Badda ”(dhegayso)

Maamulka degmada Bandar-bayla ayaa wada howlgal ka dhan ah ka hortagida xaalufka badda iyo daryeelka Kaluunka iyo Aaragoostada. Guddoomiyaha degmada Bandar-bayla Siciid Cali Anteeno oo waraysi gaar ah siiyay maanta Radio Daljir ayaa sheegay in talaabo shaci ah ay ka qaadi doonaan dadka ku howlan xaalufinta badda. Dhegayso.

Ujeedooyinka Soonka Bisha Ramadan Fadliga leedahay Qeybta 2aad Sh Ahmed Taajir) Minneapolis MN
Guddoomiyaha Maxkamada Racfaanka gobalka Mudug oo isku day dil ka badbaaday (dhegayso)
Maamulka degmadda Garoowe oo maamul cusub u samaynaya Xaafadaha Garoowe (dhegayso)

Maamulka degmada Bandar-bayla ayaa wada howlgal ka dhan ah ka hortagida xaalufka badda iyo daryeelka Kaluunka iyo Aaragoostada.

Guddoomiyaha degmada Bandar-bayla Siciid Cali Anteeno oo waraysi gaar ah siiyay maanta Radio Daljir ayaa sheegay in talaabo shaci ah ay ka qaadi doonaan dadka ku howlan xaalufinta badda.

Dhegayso.

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: 0