Maamulka degmadda Garoowe oo maamul cusub u samaynaya Xaafadaha Garoowe (dhegayso)

Maamulka degmadda Garoowe oo maamul cusub u samaynaya Xaafadaha Garoowe (dhegayso)

Maamulka cusub ee Garoowe ayaa wadda qorshe lagu dardar galinayo Xaafadaha Garooowe, Gaar ahaan sidii doorasho ay uga dhici lahayd xafadaha ay ka koobantahay Caasimadda Puntland ee Garoowe.

dhinaca kale waxaana ila hada maamul cusub loo doortya dhowr xaafadood waxaana ugu danbeysay xaafadda waaberi oo shalay maamul cusub yeelatay,taas oo qayb ka ah isbaddalada Cusub ee uu horseeday Duqa Cusub ee degmadda Garoowe.

Wariye Cabdixakiin Xuseen Xasan ayaa Warbixintan Garoowe kaso diray

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com