Madaxweyne Farmaajo iyo Guddoomiyaha baarlamaanka Jabuuti oo kulan ku yeeshay Muqdisho (dhegayso)

HomeWararka

Madaxweyne Farmaajo iyo Guddoomiyaha baarlamaanka Jabuuti oo kulan ku yeeshay Muqdisho (dhegayso)

Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdilaahi Farmaajo iyo Ra’iisul wasaare Xasan Cali Kheyre ayaa kulan kula qaatay xarunta madaxtooyada guddoomiyaha baarlamaanka dalka Jabuuti oo booqasho kujooga dalka. madaxweynaha ayaa sheegay in dowladnimada Soomaaliya ay ka soo bilaabatay magaalada Carta oo ahayd meeshii lagu soo dhisay dowadii ugu horaysay. Dhegayso.

Maamulka degmadda Galinsoor ee gobalka Mudug oo ka hadlay xaaladda degmadaas (dhegayso)
Xulashada Daljir & Xasan Heykal iyo Daljir Bossaso (dhegayso)
HORDHAC SAHANKA DALJIR EE BEERAHA YAROOGI, SSC-KHATUMO

Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdilaahi Farmaajo iyo Ra’iisul wasaare Xasan Cali Kheyre ayaa kulan kula qaatay xarunta madaxtooyada guddoomiyaha baarlamaanka dalka Jabuuti oo booqasho kujooga dalka.

madaxweynaha ayaa sheegay in dowladnimada Soomaaliya ay ka soo bilaabatay magaalada Carta oo ahayd meeshii lagu soo dhisay dowadii ugu horaysay.

Dhegayso.

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: