Maxay ka wada hadleen madweyne yaasha Shiinaha iyo Bakistaan? (dhegayso)

Maxay ka wada hadleen madweyne yaasha Shiinaha iyo Bakistaan? (dhegayso)

Madaxweynaha wadanka Shiinaha Xi Jinping ayaa sheegay in uu si dhaw ula socdo xaalada gobolka Kashmiir oo ay ku muransan yihiin dowladaha Hindiya iyo Bakistaan.

hadalka madaxweynaha ayaa yimid kadib markii uu kula kula qaatay xarunta madaxtooyada madaxweynaha Bakistaan Cimraan khan.

Dhegayso.

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com