Madaxweyne Farmaajo iyo Guddoomiyaha baarlamaanka Jabuuti oo kulan ku yeeshay Muqdisho (dhegayso)

Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdilaahi Farmaajo iyo Ra’iisul wasaare Xasan Cali Kheyre ayaa kulan kula qaatay xarunta madaxtooyada guddoomiyaha baarlamaanka dalka Jabuuti oo booqasho kujooga dalka.

madaxweynaha ayaa sheegay in dowladnimada Soomaaliya ay ka soo bilaabatay magaalada Carta oo ahayd meeshii lagu soo dhisay dowadii ugu horaysay.

Dhegayso.


Posted

in

by

Tags:

Comments

U dhaaf Halcelis

Negelka email-kaaga lama faafin doono. Godadka faralka ah waxaa lagu suntay *

WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com