Olole Nadaafadeed oo laga bilaabay degmada Jariiban (dhegayso)

HomeWararka

Olole Nadaafadeed oo laga bilaabay degmada Jariiban (dhegayso)

Dawlada Hoose ee degmada jariiban iyo Bulshada qaybaheeda kaladuwan ayaa isugu soo baxay olole nadaafadeed kaas oo laga bilaabay degmada Jariiban ee gobolka Mudug. Xildhibaano iyo Waxgaradka kaladuwan ayaa ka qayb galay ololahan nadaafadeed ee maanta ka bilowday degmada Jariiban. wariye Cabdikheye ayaa warbixintan soo jeedinaya.

Farmaajo oo furay kal-fadhiga 4-aad ee Golaha Shacabka Baarlamaanka (dhegayso/Sawiro)
Dekadda Boosaaso oo laga Daahfuray Xafiiska Taya dhowrka Badeecadaha (dhegayso)
Madaxweynaha Galmudug oo gaaray maanta degaanka Dhabad

Dawlada Hoose ee degmada jariiban iyo Bulshada qaybaheeda kaladuwan ayaa isugu soo baxay olole nadaafadeed kaas oo laga bilaabay degmada Jariiban ee gobolka Mudug.

Xildhibaano iyo Waxgaradka kaladuwan ayaa ka qayb galay ololahan nadaafadeed ee maanta ka bilowday degmada Jariiban.

wariye Cabdikheye ayaa warbixintan soo jeedinaya.

COMMENTS

WORDPRESS: 1
DISQUS: