Duqa Bosaaso oo maanta  daahfurnay barnaamijka Data Base Systemka ee Laga guurayo habkii hore ee maaraynta dhulka

HomeWararka

Duqa Bosaaso oo maanta daahfurnay barnaamijka Data Base Systemka ee Laga guurayo habkii hore ee maaraynta dhulka

Hoolka dowladda hoose ee degmada Bosaaso waxaa maant lagu daahfuray barnaamijka Data Base Systemk, kaas oo ay degmada uga guurayso habkii hore ee maaraynta dhulka. Duqa degmada Bosaaso Cabdisalaan Bashiir Cabdisalaan ayaa daahfuray,waxaana ka gacn siinayay hirgalinta barnaamijkan Hay’adaha UNHCR iyo NRC oo is kaashanaya. warbixintan waxaa soo jeedinaysa Saynab Cabdinuur Maxamed. Sawiro.

Xulashada Daljir & Faadumo dagan, Daljir Boosaaso (dhegayso)
Madaxweyne deni oo Madaxtooyada Garoowe ku qaabilay Safiirka Dalka Sweden ee Soomaaliya (Daawo)
Xaalka Tuliguuleed & Dawladda Deegaanka Soomaalida oo la Saftay Cadowgii Tuli

Hoolka dowladda hoose ee degmada Bosaaso waxaa maant lagu daahfuray barnaamijka Data Base Systemk, kaas oo ay degmada uga guurayso habkii hore ee maaraynta dhulka.

Duqa degmada Bosaaso Cabdisalaan Bashiir Cabdisalaan ayaa daahfuray,waxaana ka gacn siinayay hirgalinta barnaamijkan Hay’adaha UNHCR iyo NRC oo is kaashanaya.

warbixintan waxaa soo jeedinaysa Saynab Cabdinuur Maxamed.


Sawiro.

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: