Duqa Bosaaso oo maanta daahfurnay barnaamijka Data Base Systemka ee Laga guurayo habkii hore ee maaraynta dhulka

Duqa Bosaaso oo maanta  daahfurnay barnaamijka Data Base Systemka ee Laga guurayo habkii hore ee maaraynta dhulka

Hoolka dowladda hoose ee degmada Bosaaso waxaa maant lagu daahfuray barnaamijka Data Base Systemk, kaas oo ay degmada uga guurayso habkii hore ee maaraynta dhulka.

Duqa degmada Bosaaso Cabdisalaan Bashiir Cabdisalaan ayaa daahfuray,waxaana ka gacn siinayay hirgalinta barnaamijkan Hay’adaha UNHCR iyo NRC oo is kaashanaya.

warbixintan waxaa soo jeedinaysa Saynab Cabdinuur Maxamed.


Sawiro.

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com