HomeUncategorized

Dhagayso Warka Fiidnimo ee Radio Daljir Arbaco 27 – April – 2016 Wariye Xassan Haylkal [Studio Daljir Boossaaso]

Gaalkacyo, 27 - April - 2016 - Barnaamijka fiidnimo ee caawa iyo daljir oo caawa idinkaga imaanaya Daljir xarunteeda Gaalkacyo, waxaa idinla socodsiinaya wariye Axmed Shiikh Maxamed Tallman, waxaad ku maqli-doontaan qodobo ay ka mid-yihiin:rn

Ururka Al-shabaab Oo muujiyey in ay weli awood buuxda ku leeyihiin gobollada kala gedisan ee dalka
DHEGEYSO-Madaxweyne KX Jubbaland oo ka warbixiyey safarkiisa Gedo.
Dowladda Puntland oo Guddi u saartay Qaraxii lala Eegtay Shaqaalaha QM
Boossaaso, April, 27 – 2016 – Warka fiidnimo ee Radio Daljir oo caawa idinkaga imaanaya Daljir xarunteeda Boossaaso waxaa idinla socodsiinaya wariye Xassan Haylkal, waxaad-na ku maqli doontaan qodobo door ah:
 
Hoos ka dhagayso warkii oo dhammaystiran
 

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: