DHEGEYSO-Madaxweyne KX Jubbaland oo ka warbixiyey safarkiisa Gedo.

Doolow, Madaxweyne ku-xigeenka maamulka Jubbaland Maxamuud Sayid Aadan iyo wafti uu hogaaminayo ayaa waxa ay socdaal kumarayaan gobolka Gedo, waxaana uu ka warbixiyey xaaladda guud ee gobolada maamulka Jubbaland iyo shaqooyinka hadda uu Gedo kawado.

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com