Dhagayso Barnaamijka Caawa iyo Daljir Arbaco 27 – April – 2016 Wariye Axmed Sh. Maxamed Tallman (Studio Daljir Gaalkacyo)

Gaalkacyo, 27 – April – 2016 – Barnaamijka fiidnimo ee caawa iyo daljir oo caawa idinkaga imaanaya Daljir xarunteeda Gaalkacyo, waxaa idinla socodsiinaya wariye Axmed Shiikh Maxamed Tallman, waxaad ku maqli-doontaan qodobo ay ka mid-yihiin:
 
Wasiirka Arrimaha Gudaha Puntland Axmed Karaash oo ka warbixiyay saamaynta abaartii ku dhufatay Puntland iyo roobabka guga’ oo ka hooray meelo ka mid ah Puntland
 
Jaamacada Culuumta caafimaadka Boossaaso oo aduun lacageed ku wareejisay guddiga gurmadka abaaraha  Puntland
 
Safiirka Midowga Yurub ee Soomaaliya oo ku baaqay in dhaqaalaha Midow Africa lagu wareejiyo ciidanka Soomaaliya
 
Guddoonka Baarlamaanka Soomaaliya oo sheegay in baarlamaanka aysan u dhoofi karin dalka dibadiisa
 
Xildhibaan ka tirsan baarlamaanka Soomaaliya oo ka warbiyay isku-day dil oo lala damacsanaa
 
Haweenay xaamilo ah iyo ilmo ay dhashay oo ku geeryooday baraag ku taala tuulada Jalam ee gobolka Nuugaal iyo qodobo kale.
 
Hoos ka dhagayso barnaamijkii oo dhammaystiran

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com